Saciid Deni oo Nairoibi kula kulmay danjire Dr. Mohamed Khayat (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya Ambassador Dr. Mohammed Khayat iyo ku-xigeenkiisa. Kulanka oo muhiimad balaaran u lahaa Puntland ayaa waxaa looga hadlay xiriirka ganacsi, siyaasi ee Puntland iyo dalka Sacuudiga, iyo sidii dalka Sacuudigu ay Puntland gacan uga siin-lahaayeen … Continue reading Saciid Deni oo Nairoibi kula kulmay danjire Dr. Mohamed Khayat (Daawo Sawirro)